gallery

garbo-dadar-11.jpg

Daawo Muuqaalo Xil Wareejintii 2da Mayer Ee Garbo-dadar

Posted in January 2nd, 2011
by lug in News

garbo-dadar-11.jpg
garbo-dadar-10.jpg
garbo-dadar-9.jpg
garbo-dadar-7.jpg

garbo-dadar-1.jpg

garbo-dadar-8.jpg

garbo-dadar-2.jpg

garbo-dadar-3.jpg

garbo-dadar-5.jpg

garbo-dadar-4.jpg

garbo-dadar-6.jpg

garbo-dadar-13.jpg

garbo-dadar-14.jpg

Daawo Muuqaalada Lecturekii Prof Ahmed Ismaciil Samatar Ka Jeediyey Jaamacada London

London: (Cnn) – Bartamaha Bishii May ee aan ka soo Gudubney waxaa socdaal gaaban Dalkan Britain ku yimid Aqoonyahanka Soomaaliyeed Prof Ahmed Ismacil Samatar oo hormuud ka ah Jaamacadda Macalester International College oo ku taala Magaalada Minnesota ee Waddanka Mareykanka.

Prof Samatar waxa uu sanad kasta xilligan oo kale Lecture ka jeediyaa macadka daraasaadka Culuumta Africa ee lagu magacaabo School of Oriantal Africa Studies kaas oo qeyb ka ah Jaamacadda London ee ku taala bartamaha Magaalada London.

Hadaba Kulankii sanadkan iyo Lecture-kii uu Prof Samatar soo bandhigey oo ay aad ula dhaceen ka qeyb galayaashii Madasha iska xaadiriyey ayaa siddii ay wax u dhaceen lagu soo bandhigey Saxaafada Soomaaliyeed qaarkood, waxaanse maanta halkan idiinku soo gudbin doonaa muuqaalo ka tirsan kuwii madasha laga soo qaadey kuwaasi oo uu soo qaadey Sawir qaade Haamud Ibraahim oo qeyb ka ah Hawl wadeenada Shabakadan Caalamiga ee Camuudnews.

Suxufiyiinta caanka ah ee ka mid ah Hormuudka saxaafada iyo warbaahinta Soomaaliyeed ee ka qeyb galey kulankan waxaa ka mid ahaa Wariye Yusuf Garaad Omar oo ah Tifaftiraha sarre ee laanta Af-Somaliga BBC  London, Halka Aqoonyanadii sidda quruxda badan wax uuga qorey Xogta Lecture-kaas Prof Samatar ka jeediyey jaamacadda London uu ka mid ah Ahmed Wali Sh.Omar Goth oo isagu ka mid ahaa dadkii kulankaas ka qeyb qaatey si balaadhan oo war murtiyeed qurux badan ku ladhan yahayna u qaadaa dhigey arrimihii uu Prof Samatar kaga hadley Lecture sanadeedkiisa 2010, Hadaba  haddii aad rabto in aad dheegato amma aad dheehato maqaalkii qiimaha badnaa ee uu Ahmed Wali si xarago leh ugu nuux nuuxsadey qoraalka iyo qaafiyada maqaalkaas Fadlan Halkan Hoose Guji.

http://awdalpress.com/index/?paged=3

Abdirasaaq Hammaal

Senior Camuudnews Editor

Daawasho Wacan Oo Wanaagsan


This post has been viewed 562 times.

  • ogeysiis
  •          undefined      ;       undefined
         undefined undefined undefined           undefined                                                                                                                                                           

    See Also
    Africa Page  

Leave a comment

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Create a free website or blog at WordPress.com.

%d bloggers like this: