Xildhibaan Abiibakar Oo Ka Mid Ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Ee Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay In Beeshiisu Dhawaan Shir Qabsan Doonto Kagana Arinsan Doonto Saamiga Kaga Maqan Xukuumada Siilaanyo+Video

Boorama-(Garbodadarnews) Xildhibaan Abiibakar Oo ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ku jira ee laga soo doorto gobolka Awdal ayaa maanta ka hadlay guushii balaadhnayd ee uu xisbiga muxaafadka talada dalka haya oo uu isagu ka mid yahay soo hooyay waqtigii doorashada iyo arimo kale oo xiisa badan.

Halkan hoose Ka Daawo

Garbodadarnews/Boorama/Somaliland

Categories: Uncategorized | Tags:

Post navigation

Comments are closed.

Blog at WordPress.com.

%d bloggers like this: