Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Somaliland Oo Maanta Ka Hadlay Arimo Badan Oo Ay Ka Mid Tahay Boqor Buur Madaw Iyo Maayorka Magaalada Boorama+Video


Boorama-(Garbodadarnews) Xeer ilaaliyaha guud ee Somaliland ayaa maaanta ka hadlay arimo badan oo ay ka mid tahay laba qareen oo udoodayay Boqor Buur madaw oo ka baxay difaacidii boqorka ka dib markii ay sheegeen in ay jirto cadaaladaro iyo arimo kale , sidoo kale waxaa kale oo uu ka hadlay arinta Maayorka Magaalada Boorama oo uu sheegay in hanti dhawrka guud dacwad ka dhan maayorka u soo gudbiyay ayna eegi doonaan.”

Halkan hoose ka Daawo wararkaasi oo maqal iyo muuqaala

Garbodadarnews/Hargeysa/Somaliland

Categories: Uncategorized | Tags:

Post navigation

Comments are closed.

Blog at WordPress.com.

%d bloggers like this: