LOOK VIDEOS: WARBIXIN XAALADDA ABAARAHA GOBOLKA AWDAL

Borama(GARBODADARNEWS) Barnaamijkan oo ah warbixin xaalada Abaaraha gobolka Awdal ku jiro oo aan ilaa hadda la maqal cid ka hadlaysa ayaa waxa wadajir idiinku soo diyaariyey GARBODADARTIMES oo socdaal dheer ku kala bixiyey Buurta libaaxley iyo degaanka ku xeeran oo ay . Abaaraha ka jira gobolka AWdal oo maraya heerkii ugu darnaa mudo 50 sano ah ayaa waxaanu idiinka soo diyaarinay filimo dhawr ah oo aanu ugu talo galay inaanu u bandhigno hay’adaha samafalka bixiya iyo kuwo dawliga ahiba si ay dadkan ula soo gaadhaan biyo iyo raashino kale oo degdega.
Sidoo kale dadka Qurbojooga ah ee u dhashay gobolada Awdal iyo Selel iyana waxa la gudboon inay walaahooda abaartu ku habsatey waxtar u geystaan. hay’ado dhawra ayaad u marin kartaa sida Shifo NGo iyo Camuud Foundation oo labaduba ah kuwo u hawlgala arimaha gargaarka dadka dhibaateysan.
Hadii aad jeceshay inaad caawisid dadkan dhibaateysan fadlan la xidhiidh.
Shifo NGO Borama
Ama Amoud Foundation
Wixii macluumaad intaa dhaafsan sidoo kale kala xidhiidh bulacado@yahoo.co.uk

Qaybta 2aad

Qaybta 3aad

Qaybta 4aad

Qaybta 5aad

Share this:

Facebook

Categories: Uncategorized | Tags:

Post navigation

Comments are closed.

Blog at WordPress.com.

%d bloggers like this: