Banaanbaxyo Bari Ka Qorshaysan Saylac Iyo Cabashooyin Dhinaca Biyaha Ah Oo Ka Jira Degaankaas Iyo Maamulka Saylac Oo Beeniyay Arimahaas

Posted by giriyaadnews on July 16, 2011

Rate This

 

 

Posted in Uncategorized | Leave a Comment »

Golaha Wakiilada Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyay Afartii Wasiir Ee Dhawaan M/waynuhu Ku Kordhiyay Golihiisa Wasiirada

Posted by giriyaadnews on July 16, 2011

Hargeysa-(giriyaadnews)- Mudaneyaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhigoodii maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay sadex xubnood oo ka mid ah Wasiirrada cusub ee uu dhawaan Madaxweyne Siilaanyo magacaabay
kuwaasi oo kala ah Wasiirrada Madaxtooyada, Ciyaaraha, dib u dejinta iyo Horumarinta reer Miyiga.

Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada oo uu Guddoominayay Gudoomiyaha Golahaasi Md. C/Raxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) waxa Xildhibaanada loo akhriyay ka hor cod bixinta CV-yadii iyo taariikh nololeedkii Wasiirrada la ansixiyay.

Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan, waxa ogolaaday 62 Mudane, hal Mudane ayaa diiday, cid aamustay may jirin Guddoomiyuhuna muu codayn.

Wasiirka Deegaanka iyo Horumarinta reer Miyiga Md. Maxamuud Maxamed Siciid (Gacamay) waxa ogolaaday 63 Mudane, cid diiday iyo cid ka aamustay midna may jirin gudoomiyuhuna muu codayn.

Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Md. Cabdi Siciid Faahiye waxa ogolaaday 63 Mudane, cid diiday iyo cid ka aamustay midna may jirin gudoomiyuhuna muu codayn.

Wasiirka Dib u dejinta Md. C/Risaaq Cali Cismaan, waxa ogolaaday 63 Mudane, cid diiday iyo cid ka aamustay midna may jirin gudoomiyuhuna muu codayn.

Waxa kale oo Goluhu ansixiyay laba xubnood oo ka tirsan Gudida cadaalada qaranka oo golaha wakiiladdu soo xulay kuwaasi magacyadoodu kala yihiin Farxaan Cabdi Guuleed iyo Aadan Jaamac Maxamed.

Nmarkii xubnahan loo codaynayay madasha fadhiyay 59 Mudane, Farxaan Cabdi Guulleed waxa ogolaaday 55 Mudane, waxa diiday laba Mudane, hal mudane ayaa ka aamusay Guddoomiyuhuna muu codayn.

Aadan Jaamac Maxamed waxa ogolaaday 54 Mudane, cid diiday may jirin waxase ka aamusay 4 Xildhibaan.

Rate This

 

 

Posted in Uncategorized | Leave a Comment »

Barnaamijka Caleemo-saarka Sul. Abiibakar Oo Dhamaystiran

Posted by giriyaadnews on July 15, 2011

Rate This

 

 

Posted in Uncategorized | Leave a Comment »

Qalinjabinta Tartanka Quraanka Ee Markaz-ka Daar-al-islaam Ee Boorama

Posted by giriyaadnews on July 15, 2011

Rate This

 

 

Posted in Uncategorized | Leave a Comment »

Prof. Saleebaan Axmed Iyo Md. C/raxmaan Awcali Oo Dhiiri Galiyay Akhris-Qorista Da’yarta

Posted by giriyaadnews on July 15, 2011

Rate This

 

 

Posted in Uncategorized | Leave a Comment »

Qaybta 3aad Muxaadaro Ku Saabsan Caqiiqada Islaamka Iyo Masjidka Sh. Cali Jawhar

Posted by giriyaadnews on July 15, 2011

Rate This

 

 

Posted in Uncategorized | Leave a Comment »

Q.4aad Moxaadarii Ku Saabsanayd Shareecada Islaamka Iyo Masjidka Sh. Cali Jawhar

Posted by giriyaadnews on July 15, 2011

Rate This

 

 

Posted in Uncategorized | Leave a Comment »

Sul. Dhawal Oo Mahadnaq U Soo Jeediyay Qurbojooga Suurto Galiyay Qabsoomida Shirka Xeego

Posted by giriyaadnews on July 15, 2011

Rate This

 

 

Posted in Uncategorized | Leave a Comment »

Caleemo Saarka Suldaanka Guud ee Jibriil Yoonnis Suldan WabarJuly 13,2011

Posted by giriyaadnews on July 15, 2011


Rate This

 

 

Posted in Uncategorized | Leave a Comment »

India Seeks Answers After Attacks – Aljazeera

Posted by giriyaadnews on July 15, 2011

Rate This

 

 

Posted in Uncategorized | Leave a Comment »

Daawo Daqiiqadihii Dhaqanka Iyo Qaabkii Caleemo-saarka Sul. Abuubakar

Posted by giriyaadnews on July 14, 2011

Categories: Uncategorized | Tags:

Post navigation

Comments are closed.

Blog at WordPress.com.

%d bloggers like this: