Daawo Daqiiqadihii Dhaqanka Iyo Qaabkii Caleemo-saarka Sul. Abuubakar

Posted by giriyaadnews on July 14, 2011

Posted in Uncategorized | Edit | Leave a Comment »

Nuxurka Khudbadii Iyo Ducadii Sul. Abdiibakar Kadib Caleemosaarkii Maanta

Posted by giriyaadnews on July 14, 2011

C

Posted in Uncategorized | Edit | Leave a Comment »

Suldaan Abiibakar Cilmi Wabar Oo Si Balaadhan Loogu Caleemo Saaray Qulujeed

Posted by giriyaadnews on July 14, 2011

Posted in Uncategorized | Edit | Leave a Comment »

Suldaan Abiibakar Cilmi Wabar Oo Si Balaadhan Loogu Caleemo Saaray Qulujeed

Posted by giriyaadnews on July 14, 2011

Posted in Uncategorized | Edit | Leave a Comment »

Warbixin Caleemo Saarka Suldaanka Guud ee Jibriil Yoonis oo bari ka dhici doona Magaalada Qulujeed ee Gobolka Awdal

Posted by giriyaadnews on July 14, 2011

Borama(giriyaadnews)- Waxa magaalada Qulujeed lagu soo gabagabeeyey udiyaar garawga xaflada Caleemo Saarka  Suldaanka Guud ee Beelaha Jibriil Yooonis (Samaroon) oo lagu wado inay maalinta beri ah ka dhacdo magaalada Quljeed.

giriyaadnews, ayaa waxay saakay subaxii booqasho hawleed ku tagtey madaasha sida aadka ah loo sharaxay ee caleemo saarka Suldaanku ka dhici doono. Magaalada Quljeed ayaa la ciirciireysa waftiyo iyo dadweyne ka kala yimid dhamaan degaanada kala duwan ee gobolka Awdal, Somaliland, K5aad , Jabuuti iyo waliba wadamada dibada .

 Marwo Sahra Muxumed Sacad oo ka mid ah  qurbojooga reer Awdal ee aanu kula kulanay madaasha caleemo saarku ka dhacayo ayaa giriyaadnews u sheegtey inay aad ugu faraxsan tahay habsami usocodka caleemo saarku u dhacayo.

Sidoo kale waxay Marwo Sahra M. Sacad sheegtey in dadweyne aad u badani uu kasoo qulqulayo dhanka K5aad oo ay si toosa usoo galayaan magaalada Quljeed sibay tidhi ay u muujiyaan tageerada ay u hayaan Suldaankooda Cusub.

Dhinaca kale magaalada Borama ayaa yar iyo weyn dadku udyaar garoobeen ka qayb galka Caleemo Saarka Suldan Wabar waxaanad arkaysaa Gawaadhi ay ku sharxan yihiin halku dhegyo lagu tageerayo Suldan Wabar iyo waliba Sawirada Suldaanka oo sudhan dhinacyada Gawaadhida Borama .

Oday  Barkhad  Faarax oo ah ruug cadaadi aanu kula kulanay magaalada Quljeed waxa uu sheegay inuu Eebe baryayo in Suldaanku noqdo mid dadka walaaleeya oo astaan u noqa midayna bulshada ku abtirsata Samaroon.

 Wararka Caleemo Saarka oo dhamastiran kala soco  giriyaadnews

Categories: Uncategorized | Tags:

Post navigation

Comments are closed.

Create a free website or blog at WordPress.com.

%d bloggers like this: