Suxufiyiinta G/Awdal Oo Soo Saaray Bayaan Ka Dhan Ah Afhayeenka Madaxtooyada, Xukuumadana U Tilmaamay Cadaalad darada Uu Wado

Posted in July 5th, 2011
by lug in Baaq

Xubno isugu jira suxufiyiin,qorayaal iyo sawirqaadayaal ka hawlgala saxaafadda kala duwan ee fadhigeedu yahay Hargeysa iyo kuwa dibedda ayaa Boorama ka soo saaray bayaan ka dhan ah afhayeenka Madaxtooyada Somaliland C/laahi Cukuse,
Continue reading this post…

Comments Off

Madasha Akhriska Ee MASKAXMAAL iyo Bandhiga Buugii Badhaadhaha Guurka Iyo Aragtida Islaamka Ee Lamaanaha

Posted in July 5th, 2011
by lug in News
Comments Off

Hambalyo: Cumar Maxamud Qayaad Iyo Faadumo Maxamud Bulxe Oo Maherkoodu Ka Dhacay Magaalada Xariirad

Posted in July 5th, 2011
by lug in News

ubax1.jpg1.    Xildhaan Mahdi Xuseen Cadar
2.    Waalo: Cali Maxamud Qayaad
3.    Aadan Maxamud Qayaad
Continue reading this post…

Comments Off

Daawo Xaalada Waxbarasho Ee Dayacan Ee Degaanka Sheed-dheer Ee Deg. Garbo-dadar

Posted in July 4th, 2011
by lug in News
Comments Off

Daawo:Raashin Deeq Ah Oo Laga Qaybiyay Degaanada Gargaara Iyo Riiga

Posted in July 4th, 2011
by lug in News
Comments Off

Siyaasi Ka Tirsan X/Kulmiye Oo Si Kulul U Dhaliilay Siyaasada Xukuumada Ee Ku Aadan G/Awdal

Posted in July 4th, 2011
by lug in News
Comments Off

Hantidhawrka Guud Iyo Guddoomiyaha Ha’yada Shaqaalaha Oo Ku Dhacay Kormeerkii Madaxweyne Ku Xigeenka

Posted in July 4th, 2011
by lug in News

Kormeerkii Madaxweyne Ku Xigeenka 13 Hayadood oo dawliya iyo Kayr-kayrkii masuuliyiinta qaarkood..Continue reading this post…

Comments Off

Maanso Loo Tiriyay Ururka ARDAA

Posted in July 4th, 2011
by lug in News

Maansadan kooban waxan ku taageerayaa ururka ARDAA oo dhawaan dardar galiyay adeega u qabto shacabka reer Awdal/Salal kaa soo dhawaan dalka ka furtay xafiisyo cusub akhris wacan  maansadii ayaa tiri:-
Continue reading this post…

Comments Off

Daawo Qaybinta Raashinka Deeqda Ah Ee Degaanada Garaaca Iyo Lughaya

Posted in July 3rd, 2011
by lug in News
Comments Off

Daawo Ciyaartii Awdal VS Qurbojooga Iyo Guushii Reer Awdal

Posted in July 3rd, 2011
by lug in News
Comments Off

Raashin Deeq Ah Oo Gaadhay Xeebaha Lughaya Iyo Dadka Loo Qaybiyay Oo U Mahadnaqay Qurbojoogii Soo Bixiyay

Posted in July 3rd, 2011
by lug in News
Comments Off

M/weyne Siilaanyo Oo Magacaabay Xil Cusub Oo Uu Kusoo Kordhiyay Dawladiisa Oo Ah Garyaqaanka Guud Ee Qaranka JSL

Posted in July 3rd, 2011
by lug in News

somaliland-logo.jpgMadaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud ( Siilaanyo ) waxa uu Magacaabay Garyaqaan Ibraahim Iidle Saleebaan inuu ahaado Garyaqaanka Guud ee Qaranka JSL,
Continue reading this post…

Comments Off

Hambalyo: Sul.Abshir Muxumad Ducaale Iyo Marwo Faaduma Maxamed Ducaale Oo Meherkoodu Ka Dhacay Boorama

Posted in July 3rd, 2011
by lug in News

ubax.jpgDhamaan  xubnahan hoos ku qoran oo ka mid ah jaaliyadda beelwaynta Bahabar Muuse ee degan magaalada Birmingham ee dalka UK waxay hambalyeynayaan Suldaankooda iyo Marwadiisa uu meherkoodu ka dhacay magaalada Borama habeen hore.
Continue reading this post…

Comments Off

Ciyaartoyda Xulka Kubada Cagta Ee G/Awdal Oo 1:0 Kaga Badiyay Ciyaartoyda Qurba Jooga S/land Ciyaar Saaxiibtinimo Oo Ay Maanta Boorama Ku Wada Yeesheen

Posted in July 2nd, 2011
by lug in News
Comments Off

Ciyaartoyga Qurba Jooga S/land Oo Soo Gaadhay Boorama, Si Wayna Loogu Soo Dhaweeyey

Posted in July 2nd, 2011
by lug in News
Comments Off

M/weyne Siilaanyo Oo Maanta Digreeto Ku Macaabay Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland

Posted in July 2nd, 2011
by lug in News

somaliland-logo.jpgMadaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu maanta Digreeto Madaxweyne ku magacaabay gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Qaranka.
Continue reading this post…

Comments Off

M/weyne Siilaanyo Oo Badhasaabka Cusub Ee G/Awdal u magacaabay Md. Xasan Daahir Xaddi

Posted in July 2nd, 2011
by lug in News

xasan-ciid.jpgMadaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu maanta Digreeto Madaxweyne ku magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Awdal. Continue reading this post…

Comments Off

Booqashada Madaxweynihii Hore Ku Yimid Boorama Maxay Ka Beddeli Kartaa Jawiga Siyaasadeed Ee Gobolka ?

Posted in July 2nd, 2011
by lug in News

daahir-rayaale.jpgBoorama-(Lug)- Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale  ayaa booqasho ku jooga Boorama kaddib markii daraad si xamaasad leh loogu soo dhaweeyey magaaladii  aanu si buuxda indhaha u saarin
Continue reading this post…

Comments Off

Ururka Samafalka ARDAA Oo Xafiis Ka Furtay Boorama

Posted in July 2nd, 2011
by lug in News

ardaa_logo.jpgBoorama-(Lug)-Ururka samafalka  ARDAA ayaa shalay xafiisksii u horreeyewy ka furay magaalada Boorama .Ururkan oo inta badan ka shaqeeya hawlaha samafalka iyo gargaarka dadka gudaha  gobolada Awdal/Salal Continue reading this post…

Comments Off

Tobabaraha Xulka Kubada Cagta Ee G/Awdal Oo Kawar Bixiyay Soo dhawaynta Ciyaaryahano Qurbajoogta S/land Ah Oo Ay Ciyaar Dhexmari Doonto Iyaga Iyo Xulka Gobolka Awdal Maanta

Posted in July 2nd, 2011
by lug in News

dsci0263.JPGBoorama-(Lug)- Tobabaraha xulka kubada Cagta gobolka  Awdal   ayaa ka war bixiyay soo dhawaynta ciyaartooyo qurba jooga  reer Somaliland ah  oo maaanta 02/07/2011 kula ciyaari doona  magaalada  Boorama Continue reading this post…

Comments Off

Daawo Ururka ARDAA Iyo Xafladii Furitaanka Xafiiska Cusub Ee Magaalada Borama

Posted in July 1st, 2011
by lug in News
Comments Off

Raashin Deeq Ah Oo Ka Yimid Haweenka Jaaliyada Awdal Iyo Salal Ee Uk/Holand Oo Gaadhay Degaanada Xeebaha

Posted in July 1st, 2011
by lug in News

Boorama-(Lug)-Waxa gaadhay deegaanada xeebaha ee gobolka Awdal raashin deeq ah oo ay soo direen haweenka jaaliyada gobolda Awdal/Salal ee dalalka UK iyo Holand,Continue reading this post…

Comments Off

Wariyayaasha Shabakada Lughayanews Oo Si Gaar Ah Ula Kulantay M/Hore Mud. Daahir Rayaale Kaahin

Posted in July 1st, 2011
by lug in Faallo
Comments Off

Imtixaanadii Fasalka 4aad ee GCSE Ee Boorama Oo La Soo Gabogabeeyay

Posted in July 1st, 2011
by lug in News
Comments Off

Maxaa Ka Jira In Badhsaabka Gobolka Awdal Xilka Laga Qaadayo Laguna Soo Badalayo Mid Ka Mid Ah Rugcadaayadii Xisbigii Udub?

Posted in July 1st, 2011
by lug in News

badhsaabka-gobolka-awdal.jpgBoorama-(Lug)-Waxa magaalada Boorama maalmahan u dambeeyay dhex wareegayay warar sheegayay in badhasaabka Gobolka Awdal Mud. maxamed Daahir Cabdale
Continue reading this post…

Comments Off
Categories: Uncategorized | Tags:

Post navigation

Comments are closed.

Create a free website or blog at WordPress.com.

%d bloggers like this: