halkan kadaawo ciidamadii awdal state iyo aragtida ay ka qabaan oday dhaqameedka samaroon iyo aqoonyahanka samaroon oo dhamaan soo wada dhaweeyay ciidamada kuna soo dhaweeyay gacma furan qalbi furan iyo kalgacal wanaagsan halkan ka daawo

garbodadarnews

undefinedoda

 Ciidamo reer Awdal oo ka goostey Somaliland Calanka Awdal State ka kataagtey degaano ka tirsan Awdal

By garbodadarnews

Cutubyo ciidamada Xeebaha AWdal oo la sheegay inay galeen buuralayda Awdal. Ciidamadan oo horey uga tirsanaan jiray CiidamadaSomaliland ee xeebaha Awdal ayaa la sheegay nay gadoodeen ka dib markii jagada taliya Ciidanka Somaliland ee xeebaha Awdal dhawaan laga xayuubiyey General Xudhun oo ahaa General u dhashay xeebaha AWdal mudo badana ahaa taliyaha ciidamada degaanadaas.

Shabakada Saylac.com oo ay khadka telefoon kula soo xidhiidheen qaar ka tirsan ciidamani ayaa waxay sheegeen inay ay habeen hore saacadu markay ahayd 7:30 Habeenimo isku urursadeen goobo kala duwan oo ay ka mid yihiin. Gargaara, Fardo lagu xidh iyo Waliba dooxa hoosweyne .

Cutubyada gooyey dariiqa Fardo lagu xidh ayaa waxa ka mid ah Carab Maxamuud Dinaari oo ka mid ahaa ciidamada ee hoostagi jiray General Xudhuun.  Isku socodka gadiidka mara dariiqa fardo lagu xidh ayaa la sheegay inuu hakad weyn galay isla markaana ergooyin odayaal isku jira oo Borama ka ragay ayaa la sheegay inay waji gabax kalasoo kulmeen inay ciidamada gadooday wadahadal la sameeyaan.
Dhinaca kale baadiyaha degaanka Garbodadar ayaa la sheegay inu khilaaf beleed weyni ka dhashay sadexdii casho ee ina soo dhaaftey halkaas oo Beelaha Samaroon ee degaanka degaayi ay 32 reer oo ka tirsan beesha Jibriil Abokor ku amreen inay degaanka si dhakhsiyo uga guuraan. Reeraha Jibril Abokor ee ka qaxay khilaafkan ayaa la sheegay in beerahoodii lagu siidaayey xoolaha degaanka. khilaafkan ayaa la sheegay inuu ka dhashay ka dib markii dhawaan dadka degaanku ka warheleen in Ugaas reer Gabilay ah la damacsanaa in lagu caleemo saaro degmada Lughaya.

Xaalada kacdoon ee ka taagan xeebaha AWdal ayaa loo tirinayaa siyaasad xumada dawlada cusub ee Somaliland oo alaaba iska indho tirta cabashooyinka isdaba jooga ah ee kasoo yeedha gobolada Awdal iyo Selel.

Isha: Saylac.com

Qormooyin Kale oo Xiisa Leh:

.1 Comment for“Ciidamo reer Awdal oo ka goostey Somaliland Calanka Awdal State ka kataagtey degaano ka tirsan Awdal”
  1. good morning awdalstate. onething i need honestly to understand. as the borama people knows better somalialand. if somalia is a failstate since the central government is not exist. the nord region of somalia said they declare independance in 1991. that’s fine more funny things they self-declared themself republic de facto that’s also fine. but there is a but. what makes crying the oldman siilaanyo? looking for independance in 2011? that means evry move they had been dooing to fool the people since somalia is messy was a lie? they self declared themself republic of somaliland, they recognized themself alike, so what happen? somalia knows that hargeissa is a somali land only somalia can decide legally. world knows without somalia nothing can happen, whether they declare whatever they want to declare. the legal issue remains. somalia had the legal right to declare wars to hargeissa, in order to recover her territorial integrity. it is obvious. why siilanyoo is worry? and beeing so obsess about imaginery recognition of somaliland that doens’t made sens? he knows better than evrybodyelse that only somalia had the legal right to decide. poor oldman. he should take his medications and abandon the messy somalia that he had been participation the fall of somalia actively. he should be brought to justice for orchestrating the whole issue along with cumar arteh qaalib. those 2 leaders should be punished for what they did to somalia. bottom line.
 Comments are closed

    y dhaqameedka samaroon saciid iyo aqoon yahanka oo soo dhaweeyay ciidamada awdal state kuna faraxsan hanbalyo aan caadi ahayna u jeediyay halkan kadaawa

    undefined

    Posted in Uncategorized | Edit | Leave a Comment »

    Categories: Uncategorized | Tags:

    Post navigation

    Comments are closed.

    Blog at WordPress.com.

    %d bloggers like this: