Waxaa
baryahan danbe isa soo taraysay cadaadiska xoogan ee lagu hayo
dhalinyarada ku nool magaalada Boorama intii ka danbaysay xuskii
dabaaldegii SNM ee 18 May 2011. Dhalinyaradan kala duwan oo lagu xidhay
waxaad ka danbayseen mudo haraadkii dhacay maalintii la xusaayay 18 May,
halka qaarkoodna lagu xidhay waxaad gubteen calanka Soomaaliland.

More

Muammar
Gaddafi continues to hold tightly to power even as NATO bombs rain down
on Tripoli. Syrian autocrat Bashar al-Assad has killed more than 1,000
of his own people in an effort to quash protests. In Yemen, President
Ali Abdullah Saleh has refused to step down despite months of unrest
that has intensified into near civil war this week. The question is, why
do all these guys fight so hard to keep power? Why not decamp to Saudi
Arabia or Venezuela and live out their lives in luxury before being
killed or held for trial like Hosni Mubarak?

More

Now
that our once noble cause of Greater Somalia had died forever as
Djibouti went its way, NFD is out for good, Houd and Reserved area are
permanently part of Ethiopia and Italian Somalia has decided to
permanently place its sovereignty in coffins, it is time to pay
attention to Somaliland as it is a unique entity that is doing
relatively fine despite huge security threats, economic hardships, and
environmental and social problems.

More

Someone
long ago told me that men don’t cry. In fact, now that I am a grown
man, seeing what is happening in Somaliland, I have no choice but to
cry. A m I the only one crying? If so, then, maybe, just may be, I am
not ‘man’ enough.

More

omarjabir1 After
the Independence of Eritrea, the PFDJ failed to create and build a
state for all Eritreans and a perpendicular division within the Eritrean
society followed:

1- The state is supported by almost 90% of ethnic Tigrigna. 2-
The opposition is supported by almost 90% of Eritrean Moslems (almost
the same ratio as it was during self-determination era between Unionist
party and Independence Block).

More

BAYDKA 1 AAD
SAYNCADAALE WAAKII  – SUUGAAN KU YIDHI HOREY  – SACA FAARSO NACAYOOW More

Inaa Lilaa Wa Inaa Ilayhi Raajacuun:
Dhamaan dadka hoos ku xusaan waxey halkan tacsi uga dirayaan qoyskii
iyo qaraabadii iyo ehelkii u ka geeriyoodey marxuum Axmed Muuse Faahiye

More

xuseenmaxamed1
Tan iyo maalintii uu Madaxweyne Siilaanyo xukunka Somaliland la
wareegay, ayaa waxa isa soo tarayay isu soo dhawaasha Somalia iyo
Somaliland, iyada oo maalinba maalinta ka dambaysa xukuumadda Siilaanyo
qaadaysay talaabooyin cadaynaya inay diyaar u tahay sidii Somaliland
loogu celin lahaa Somalia. Waxaanay Maanta maraysaa heer ay Dawlada Ku
Meel Gaadhka ah ee Somalia iyo Masuuliinta Somaliland “Shaarubaha Iska
Dhunkadaan”. Hadaba, Gudoomiyaha Arimaha Dibada ee Golaha Wakiilada
Somaliland Xuseen Cige, ayaa Waraysgan shaaca ka qaaday, shakigana ka
saaray inay “Somalia iyo Somaliland isku mid yihiin wax faraq ahna oo
dheexeeyaana jirin”. Dhegeysi Waccan:

“Waxa
Madaxweyne Siilaanyo Amar ku Joojiyay Baadhitaankii Wasiirka Iyo
agaasimaha, waxaanu Ogolaaday in Ibraahin Muumin Gadiid Xabsiga La
Dhigo, Mana Jirto cid Reer Awdal ah oo ka hadashay.”

Hargeysa, (Harowo) –
Ibraahin Muumin Gadiid oo ka tirsanaan jiray masuuliyiinta wasaarada
waxbarashada ee xukuumadii Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin waxa uu
xabsiga ku jira mudo bil ku dhawaad ah, waxaana xidhay oo amray
xadhigiisa hanta dhawraha guud ee qaranka, hasa yeeshee waxa dad badani
ka dayrinayaan xaaladiisa iyo sababta xadhigiisa loo cuskaday oo lagu
tilmaamay inay tahay mid siyaasadaysan.

More

dheeg Hargeysa
– Xildhibaan Maxamuud Maxamed Yaasiin (Dheeg) oo  ka tirsan golaha
guuritda Somaliland, gaar ahaana guddi hoosaadka arrimaha dibda iyo
xidhiidhka caalamiga ah ayaa shirka ay xukumadu ka qayb gashay ee dalka
kiinaya ka dhacay ku tilmaamay mid lagu wiiqaayo jiritaanka iyo
qaranimada jamhuuriyada Somaliland. Xildhibaan Maxamuud Maxamed Yaasin
(Dheeg) ayaa intaas ku daray in aanay jirin shir si gaara loogu casuumay
Somaliland oo ay la yeelanaayaan golaha amaanka ee More

“Annaga
oo ah dhallinyarada reer Somaliland ee deggan Koonfuri-Bari ee
magaalada Hargeysa, waxa aanu madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,
Mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” ugu baaqaynaa in uu cafis u
fidiyo Cabdillaahi Mataan Aw Xasan oo ka mid ah muwaadiniinta dalka,

More

May 26, 2011

shirka-somalida-iyo-un

NAIROBI (Reuters) –
African Union troops in Somalia are slowly tightening the noose around
the nerve-centre of rebel operations in the capital, but seizing control
of Mogadishu will not bring peace to the Horn of Africa nation.

More

Kenya Corruption Nairobi –
Danjiraha dalka Ingiriiska u fadhiya magaalada Nairobi ee dalka Kenya
Ambassador Mr Rob Macaire ayaa maanta markii uu gebo-geboobay shirkii
Qaramada Midoobay ay u qabteen Arrinta Soomaalida wuxuu sheegay inay
Somaliland tahay qayb Soomaaliya ka mid ah isla markaana Wasiiradda
Somaliland ee Nairobi jooga ay u yimaadeen sidii Xalka Soomaaliya ay
qayb uga qaadan lahaayeen.

More

announcement1 Gudida
qabanqaabada xaflada Awdal State waxay ka codsaneysaa dhamaan bulshada
wayn Gabilay, Awdal iyo Salal ee ku nool ama degen Uganda iney si ay ku
dheehan tahay  hagrasho la’aan iyo wadanimo ah uga soo qayb galaan
xaflada awdalsate ee lagu qaban doono caasimada Kampala  bisha lixaaad
horaanteeda. Waa xaflad loogu talo galay in lagu muujiyo taageerada
rabitaanka bulsho weynta Awdal State galina doonta taariikhda. Waxa
halkaasi lagu soo bandhigi doonaa:

More

Harowo (Nairobi) –
Shirarkii iyo wada tashiyadii golaha amaanka ee Qaramada Midoobay la
lahaa kooxaha Somaliya ku hirdamaya ee lagu qabtay magaalada Nairobi ee
xarunta dalka Kenya ayaa markii ay soo gaba gaboobeen waxa laga soo
saaray war muurtiyeed si siman garabyada dawlada ku meel gaadhka ah iyo
maamul goboleedyada loogu baaqayo inay ka shaqeeyaan sidii loo soo celin
lahaa midnimadii Somaliya.

More

Boorama,
(Harowo) – Waxa si dhab ah u hir galay qorshe balaadhan oo taliyaha
ciidanka Somaliland ku doonayay inuu ciidamada kaga sifeeyo dhamaan
saraakiisha iyo aqoon yahanada reer Awdal ee ka tirsanaan jiray,
arintaas oo ahayd waxyaabihii ugu mudnaa heshiis xukuumada cusub iyo
taliye Nuux Taani isla gaadheen balana ku wada galeen.

More

Xilligii
ololaha doorashada madaxtooyada wuxu madaxweyne siilaanyo ballanqaadey
barnaamijka xisbiga kulmiyena ka mid ahaa in markuu guulaysto soo
dhisaayo xukumada tiro yar oo tayo badan kana tarjunta baahida dalka iyo
bulshada saluug iyo tabashana hadhi doonaan ha yeeshee markuu fuulay

More

Categories: Uncategorized | Tags:

Post navigation

Comments are closed.

Create a free website or blog at WordPress.com.

%d bloggers like this: