27-05-2011

Awdal State TV-ga Somalichannel Oo Barnaamuj Qurux Badan Ka Diyaariyey Taageeradii Awdalstate Ee Lagu Qabtay Dalka Masar.

27-05-2011

Madaxweyne Miyaanad Kitaab Marin?

Salaanta islaamka ka dib, walaalayaal shacbi waynoow: ma xasuusataan sidii milgaha iyo sharafta lahayd ee aydin ugu codayseen Xisbiga Kulmiye ee uu kusoo baxay siilaanyo? Ma xasuusataan Af-macaanidii iyo Somaliland ku adkaysashadii afku kaga dhagay? Ma xasuusataan Daahir Rayaale oo uu Siilaanyo intuu gudoomiyaha ahaa odhan jiray: Jiritaanka Somaliland kama daacad aha oo markasta wuxuu ka qayb gala gorfaynta shirarka kooxaha dib u heshiisiinta Somalia? Beentii kursiga lagu fuulye, umad yahay waxay talo maraysaa in idinkoo arkaaya Somaliland

Categories: Uncategorized | Tags:

Post navigation

Comments are closed.

Create a free website or blog at WordPress.com.

%d bloggers like this: