ma wareero mana waasho naxariisna waan kala wareegnaaye

wad reer awdal laayaa ku jira waysadaydaniye

wab markaan ku siiyuu indhaha wahab ka duulaaye

wasiirada ay haystaana waan kaba wareejaaye

waqti dhawna waxaan doonayaa inaaban weeraro ee

waxaasaa khamro ah hadaan lagu hadlayn waa layska daayaa bahasha

waxaa yidhi sidani siilaanyo

Categories: Uncategorized | Tags:

Post navigation

Comments are closed.

Create a free website or blog at WordPress.com.

%d bloggers like this: