Nuux Taani Dhibtii waa saas

Nuux Taani Dhibtii waa saas waar mar hadaan

janaraal xudhuun xilkii ka tiriyay caawaan seexan karayaa kuwani habar awal ee

aan tolkanahayna lughaya haqabsadaan intaan joogo meesha  raqiba waa rageede

waxaan ku mahadiyaa odaygaa siilaanyo ee maanta xilka lawareegay haduuna imana

janaraal maxamed xudhuun uunbaa madaxa igaga joogilahaa sow maaha

intaan joogo waan cadaaabi nimankaa reer awdal iyo salal iyo gabilayba ee samaroon

markaanu anagu katagnana kuwan aan ka dhalanay ha is difaacaan hadaanu awooda u

dhiibaynaa iyo waxaanu hub haynoba

garbodadarnews

Categories: Uncategorized | Tags:

Post navigation

Comments are closed.

Create a free website or blog at WordPress.com.

%d bloggers like this: