demoralized Somalilander soldier

demoralized Somalilander soldier yaa islaanah oo naga qabta waraabahan na cunaaya
waxaa noo roonaba daahir rayaalee dabadii habeenba maanu cashayn ubad kaygiina
maan arag sideeda bilood ee ay joogto dawlada siilaanyo waxaan ku jiraa dagaalka
ssc lagula dagaalamayo ayaan jiida xaga hore kaga jiraa waagaajo waxaan la ooyayaa maxaan
difaacaa difaacayba lunye miyaanad arkayn madharkani markuu dhulka yimid ku maydhanaya
dhiiga islaanka waa waxaa waxa aan ka qaaday kon fuyuuska
Categories: Uncategorized | Tags:

Post navigation

Comments are closed.

Blog at WordPress.com.

%d bloggers like this: