24-05-2011

Xafladii 18 may oo isu badashay awdalstate maxaa sobobay.

Waxa aan aad u salamyaa saxafada ama mareegaha noo ogoladay fikiradaha in la isku dhaafsado xaqiiqdana wax laga sheego hada waxa la gaadhay 18 may malinta somaliland dib ula soo noqotay xoriyadoodii hadaba waxa xalay lagu qabtay xaflad wadan greece magaladiisa athenes xafladaasi oo ay ka soo qayb galeen daka rer somaliland ayaa waxa laga sameeyaay heeso 18 may lagu tageeraayo.

Hadaba siday xafladaasi u socotay ayay waxa ay hal mar isu badashay xafladii mid lagu tageeraayo maamul goboleedka awdal sate ee dhawaan lagag dhawaaqay woqooyiga america waxa taasi sobobay dadka ka soo jeeda gobolada ay dagan reer awdal ayaa ugu badan jaaliyada dagan  ee somalida ah ee dagan dalkan greega waxa dhacay in  laga qado heso lagu tageerayo awdal state calankii awdal state may garan wayeen dadka xaflada marka hore qaban qabinayay in ay wax iska hubiyaan intay ku ceeboobi lahaayeen meesha ay iska hubiyaan.

Hadaba si kastaba ha ahaatee waa wax aan horay loo arag waxa ka dhacay hoolkii 18 may loogu dabal dagayay in uu mar qura isu badalo in lagu taageero maamul gubaleed si kasta oo ay tahay wa wax hada dhcay oo loo bahan yahay in dib loo saxo

By garbodadarnews

Categories: Uncategorized | Tags:

Post navigation

Comments are closed.

Blog at WordPress.com.

%d bloggers like this: