21-05-2011

SIILAANYO OO GADABUURSIGA DAWLADDA

KA SIFEYNAYA IYO AWDALLAND OO HANAQADAY

Ogeysiis: Ninkii Habrjeclee bilaa Camal ahoow soo eego Xafiis Nin Gadabuursi ahi fadhiyo an kugu badalnee

Xukuumadda Siilaanyo ee Hargeysa oo Isir sifaynta ku wajahan Beelaha Gadabuursiga ee shaqaalaha

 Wasaaraduhu  gaadhay halkii ugu sareysay waan taas ta keentay in AWDALALAND

oo maalinba Maalinta ka dambaysa sii Xoogeysanaso

Mayd maxaa u dambeeyay, Dee kaas la sii sido.

Doqonoow Siilaanyoow Isaaqaba Ma xidhxidhide Ma Gadabuursigaa laguu direy oo laguugu daw galay

Imika waxaa u dambeeyay Mudane Ibrahim Amin Gadiid oo ahaa Madaxii Maamulka iyo

Lacagta ee Wasaaradda Waxbarashada oo Xilkii uu ka qaaday Hantoidhawraha

Dawladda Isaaqiya isagoo weliba la xidhay Haa waxan fahan ileyn Xeerka Musuqmaasuqa ayaa

gadabuursiga uun qabtee Baryahana waxaaba soo ifbaxady in Saraakiisha Dawladda

ee HABARYOONIS olole ku hayaan shaqaalha wasaaradaha ee  Gadabuursiga markaad eegto hab

dhaqanka Wasiirxigeenka Maaliyadda iyo Hantidhowraha guud

Arrimahan hoos ku qorana waa kuwii dhacay Waqtigii Dawladdaa Siilaanyo

odhan jirtey Ninkii Habrjeclee bilaa Camal ahoow soo eego Xafiis Nin

Gadabuursi ahi fadhiyo an kugu badalnee

7 DA  MASUUL EE KA DAMBEEYAY  60 Kii SARAAKIIL DAWLADEED EE REER AWDAL

EE BADHNA LA ERYAY BADHNA BUULKA LA GALIYEY

Jawaabtu wey Fududahay oo waa 4 tan Nin ee hoos ku qoran:

1. Madaxweyne Siilaanyo

2. Wasirka Maaliyadda (Maxamed Xaashi Cilmi) iyo Wasiir Xigeenkiisa

3. Wasiirka Arrimaha Dibadda( Maxamed Cabdillahi Cumar)

4. Wasiirka Arimaha Guaha ( Gaboose)

5. Ganacsade Dahabshiil

6. Hantidhawraha Guud ee Qaranka

Doorka uu 5 tan Nin mid kastaa Ku leeyahay Ololahan lagaga sifeynayo Shaqaalaha Reer Awdal  waa sedan:

1.Siilaanyo: Dee waa   Madaxweynihii Dalka oo isgaaba sedan door mooday oo  sidan falay

2. Wasiirka Maaliyaddu wuxuuu ka bilaabay shaqo eryidda intii Gadabuursi wasaaradiisa ku jirtay

 ( saraakiil iyo shaqaalaba), Wasiir xigeenkiisa  o daba socda Xisaabiyihii hore ee Ibrahim qalib

3. Wasiirka Arrimaha Dibaddu wuxuu shaqadii ka eryay  2 Safiir oo Reer Awdal ah iyo shaqaale kaleba

4. Wasiirka Arrimaha Guduhu wuxuu eryay MAYOR ku Xigeeenkii Wajaale

5. Ganacsade Dahabshiil  waa Maalqabeenka Dawladda ka maamula Daaha dabadiisa markaas

wuxuuu hakraday oo uu ka aamusay inuu Inaadeerkii Siilaanyo kula taliyo in Beesha AWDAL

laga daayo Ololaha shaqaale sifaynta ah  iyo eryadka Maamulka Siilaanyo  eryanayo  markaas

sidaasuu qayb ugu leeyahay dhibaatadan Reer Awdal ayna ilaaweyn ee Maamulka Siilaanyo kula Kacay

CUNFI QARAN LAGUMA NOQDO

RAG CADAALAD WAAYAANA  SIDII CAWSHA KALA YAAC

Wabillaahi Towfiiq

Abdi Toosh    garbodadarnews

Categories: Uncategorized | Tags:

Post navigation

Comments are closed.

Blog at WordPress.com.

%d bloggers like this: