Posted on May 22, 2011 by giriyaad
Rate This

Qurba Jooga G/ Awdal, Salal Iyo Gabiley Ee Deggan Dalka Canada Oo Xukuumada Ugu Baaqay Wax Ka Qabashada Abaaraha Baahsan Ee Ku Habsaday Deeganadooda

Posted in May 21st, 2011
by garbodadarnews

Shir ay isugu yimaadeen  qaar ka mid ah qurba jooga gobolada Awdal, Salal iyo Gabiley ee deggan  dalka Canada ayaa lagu qabtay magaalada Ottawa shirkan oo ujeedaddiisu ahayd  sida wax looga qaban karo  abaaraha baahay
ee ku habsaday guud ahaanba dadwaynaha goboladaasi iyo sida waxlooga qaban karo    warbixino iyo hadalo kookooban ayay halkaa kajeediyeen  kuwaasoo diirada ku saarayeen abaaraha  xaddigaoodu waynyahay ee ka dhacay gobolada waxana  ay halkaa si wada jir ah ay uga soo saareen baaq ku aaddan sida looga bixi karo dhibaatooyinkaas ay abaaruhu keeneen  wuxuuna uqornaa sidan

“Annaga oo ah jaaliyadaha amma qurba joogaa gobolada Awdal, Salal iyo Gabilay ee deggana dalka Canada wax aan aad uga xunnahay abaaraha ku habsaday  gobolada aan kasoo jeedno abaartaas dad iyo duunyaba galaaftay waxana ilaahay uga baryaynaa inuu kasaaro  marka xigana waxan baaq udiraynaa madaxda Somaliland ee heerqaran iyo maamulka gobolka Awdal/Salal/Gebiley waxana aan ka codsanaynaa inla sameeyo guddiyo heer gobol ah qaabilsan gargaarka abaaraha si usoo darsaan xaalada dadka waxyeeladu ka soo gaadhay abaarahaasi

Waxa kale oo aan  ogaysiinaynaa madaxda gobolka Awdal gaar ahaan guddoomiyaha gobolka in mashaariicda horumarineed ee gobolka lagawado ay ka muhiimsan tahay  in horta la quudiyo dadka  sannadaha badan ay abaaruhu aad ka udaashadeen oo loogu gurmado gobol ahaan waxana ay nala tahay intaasi ay khayr badan tahay dhismaha jidad badan oo dhawaan laga bilaabi doono gobolka  oo uu guddoomiyuhu ku dhawaaqay

Waxa kale aan baaq udiryanaa hay,adaha aan dawliga ahayn iyo wax garadka ee kunool dalka iyo dibadaba  in ugurmadaan walalahooda deggan degmooyinka iyo tuulooyinka   dad iyo duunyaba lagu waxyeeloobay iyagoo eegaya dhibaatada  ka dhalan karta haddii aysii jiraan abaarahaasii waxana aan kadigaynaa in cuduro ba,an ay kadillacaan halkaasi”

waad mahadsantihiin

jaaliyadaha gobolada Awdal, Salal iyo Gabiley ee dalka Canada

Posted on May 22, 2011 by garbodadarnews
Rate This

Dhulgariir Boorama Ku Dhuftay Galabta

Posted in May 22nd, 2011
by garbodadarnews boorama

Boorama-(Lug)-Galabta abaaro 6:05 Maqribnimo waxa magaalada Boorama si wayn looga dareemay dhulgariir guuxiisu uu aad u waynaa, wali macada in dhulgariirkani wax qasaare ah gaysatay iyo in kale mana jiraan ilo dawladeed oo ilaa hada ka hadlay dhulgariirkan.

sidoo kale dhulgariirkan ayaan ilaa dada la hayn qiyaasta cabirkiisa, waxase uu ahaa mid watay guux aad u xoogan oo wali ay dad badan oo reer Boorama ahi sii xasuusan yihiin.

Si kastaba ha ahaatee waxa ay ahayd dabayaaqadii sanadkii hore markii ay magaalada Boorama dhulgariiradu caado u noqdeen walina ay dadku sii xasuusan yihiin saamayntii dhinaca argagaxa ahayd ee uu ku yeeshay

wariye benmashege

garbodadarnews

Posted on May 22, 2011 by garbodadarnews
Rate This

Daawo Munaasabadii Habeenimo Ee Xuska 18 May Ee Boorama

Posted in May 22nd, 2011
by garbodadarnews
 May 22, 2011 by garbodadarnews
Posted in May 22nd, 2011
 EditPosted on May 22, 2011 by garbodadarnews
Posted in UncategorizedLeave a comment | Edit by garbodadarnews
  • Naadiga Qalinjabiyayaasha Ee Camuud Oo Boorama Laga Furay

    Posted in May 22nd, 2011
    by garbodadarnews

    naadiga-qalinjamiyaasha-camuud-21.JPGBorama-(Lug)-Naadigan Cusub ee la magac baxay Naadiga Qalin jabiyayaasha Camuud ayaa xalay lagaga dhawaaqay Magaalada Borama, Naadigan ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee laga yagleelo Cariga Soomaaliya Gaar ahaan Somaliland, waxana ugu horayntii iska lahaa fikirka ah in la sameeyo naani noocan ah Prof. Xasan Cali Cismaan oo makraas u tilmaamay koox dhalinyaro ah oo jaamacadaha ka qalinjabiyay in hadii la helo urur mideeya qalinjabiyayaasha uu noqon doono mid ka qayb qaata hormarka bulshada iyo isku xidhka dhalinta qalinjabisay ee ah cududa ugu muhiimsan ee bulshada.

    naadiga-qalinjamiyaasha-camuud-17.JPG

    Aasaaska naadigan ayaa fikirkiisu waxa ay ka timid arday ka soo qalin jabisay Jaamacaddaha dibada iyo Gudaha oo ay ugu horeyso jaamacadda Camuud, kuwaas oo iskugu yimid fikirka ah in ay naadi samaystaan Danahooda iyo Horumarkooda ay kaga wada hadlaan,waxa ayna qaateen Magaca Caanka ah ee Camuud.

    naadiga-qalinjamiyaasha-camuud-18.JPG

    Munaasabadii loogu wanqalayay naadigan ayaa waxaa ka soo qayb galay, Salaadiin, Cuqaal, Arday Jaamiciyiin, Saraakiil Ciidan, Culumo , Haween , Ganacsato, Dhakhaatiir Iyo Marti sharaf kale oo fara badan.

    naadiga-qalinjamiyaasha-camuud-19.JPG

    Munaasabadan Ayaa Ugu Horeyn waxaa ka hadlay Gudoomiyaha Naadigan Shucayb Jibriil Axmed Waxa uuna ka warbixiyay Heerarkii kala duwanaa ee uu soo maray Naadigan ay maanta yagleelayaan, waxa uuna sheegay in naadigani ay ku kulmeen Arday walba oo ka soo qalin jabiyay Jaamacaddaha Dalka iyo Gudaha oo ka soo jeeda Goboladan Awdal/Salal, taas oo uu sheegay in hadafkayaguna noqonayo mid qudha oo ah ,Sidii aan iskugu xidhnaan lahayn, Wax Cusub oo wax soo saar lehna aan u soo saari lahayn

    naadiga-qalinjamiyaasha-camuud-22.JPG

    Sidoo kale Gudoomiye Shucayb ayaa sheegay in naadigani ka madax banaan yahay, Siyaasad , taas oo aanan cid gaar ahna u adeegayn,waxa kale oo uu sheegay in naadigani ku soo kordhin doono  Gayiga  uu ka hawlgalo, Aqoon is waydaarsiyo, Cilmi Baadhisyo,Iyo Tababaro kala duwan.

    naadiga-qalinjamiyaasha-camuud-23.JPG

    Sidoo kale halkaa waxaa hadalo mahadnaq u badan ka soo jeediyay ka soo qayb galayaashii waxa ayn sheegeen in ay soo dhawaynayaan Naadigan , ayna garab istaagi doonaan, hiil iyo hoona la garab taagan yihiiin.

    naadiga-qalinjamiyaasha-camuud-3.JPG

    Isku soo wada Duuduuboo naadigan ayaa noqonaya Naadigii ugu horeeyay ee noociisa oo kale laga yagleelo gayigan Somaliland, Gaar ahaan Goboladan Awdal/Salal, waxaana looga fadhiyaa in uu wax badan ka badalo, Dhalinyarada Qalinjabiyayaasha ee Suuqyada Daadsan ee Bilaa Camalka ah.”

    naadiga-qalinjamiyaasha-camuud-13.JPG

    naadiga-qalinjamiyaasha-camuud-14.JPG

    naadiga-qalinjamiyaasha-camuud-16.JPG

    naadiga-qalinjamiyaasha-camuud-15.JPG

    naadiga-qalinjamiyaasha-camuud-2.JPG

    naadiga-qalinjamiyaasha-camuud-4.JPG

    naadiga-qalinjamiyaasha-camuud-5.JPG

    naadiga-qalinjamiyaasha-camuud-6.JPG

    naadiga-qalinjamiyaasha-camuud-7.JPG

    naadiga-qalinjamiyaasha-camuud-9.JPG

    naadiga-qalinjamiyaasha-camuud-10.JPG

    naadiga-qalinjamiyaasha-camuud-11.JPG

    naadiga-qalinjamiyaasha-camuud-12.JPG

    naadiga-qalinjamiyaasha-camuud-1.JPG

    Naadiga Qalinjabiyayaasha Ee Camuud Oo Boorama Laga Furay

    Posted in May 22nd, 2011
    by giriyaadnews

    Xuquuqda Sawirada Waxa Iska Leh BLUE SKY DIGITAL PHOTO-Borama
    Xigasho: BNN                                

    giriyaadnews

dawlada sacuudiga oo haweenka u fasaxday inay wadan karaan baabuurta halka aan markii hore oo ogolayn inay dumarku kaxaysan karaan baabuur

Posted on May 22, 2011 by garbodadarnews
Manage Blog Subscriptions →

bikeal on World News on VideoLikeReblog

Saudi woman campaigns for right to drive

And a Saudi woman is held after mounting an internet campaign to get more females driving

A woman has been detained in Saudi Arabia for defying the ban on driving.

The kingdom is the only country in the world where women are discouraged from getting behind the wheel.
http://widgets.vodpod.com/w/video_embed/Groupvideo.9352390

Posted on May 20, 2011 by garbodadarnews

Halkan Ka Daawo Munaasibada Xuska 18 May Ee Degmada Boon

Posted in May 20th, 2011
by Garbodadarnews
Comments Off
Categories: Uncategorized | Tags:

Post navigation

Comments are closed.

Create a free website or blog at WordPress.com.

%d bloggers like this: