lama arag lama maqal bay dhashaa

Posted on May 5, 2011 by giriyaad
Rate This
undefined 05-05-2011War Saxaafadeed Kasoo Baxay Maamulka SSC: Maamulka ssc waxa uu canbaaraynayaa dhamaan dilalkii dhawaanahan ka dhacay magaalada laascaanood.Sidoo kale Maamulku waxa uu aad u canbaaraynayaa falalka dilalka qorshaynsan ee laga gaysto gudaha magaalada laascaanood iyo guud ahaanba somalia:Read More
05-05-2011

Ciidamada Qaranka Ee Xeebta Galbeed Oo Heegan La Galiyay Iyo Sirdoonka Itoobiyaanka Oo Xariirad Soo Gaadhay

Ciidamadda Somaliland ayaa Heegan buuxa la galiyay kadib markii ay soo baxeen warar sheegay in ay Maleeshiyo ONLF ahi ku soo fool leeyihiin xeebaha Galbeed ee Degmadda Lughaya.Guddoomiye ku-xigeenka Degmadda Lughaya oo aanu waxa ka weydiinay arrintan ayaa sheegay ” Ciidamada Heeganbaanu galinay ilaa hadana waxa aanu ku jirnaa shirar galabta ayaan warbixin idin siin doonaa laakiin ma jiraan wax ilaa hada cad oo la hayaa, Ciidamo Itoobiyaan ah oo warkaas helay ayaa iyana na soo gaadhay oo raad caysanaya kooxaha la hadal hayo” Read More

korneelka oo isagu si diiran u bixiyay jawaabta hadalkii ka soo yeedhay xukumada soomaaliland qaar kamida hoos ka dhagayso

Posted on May 5, 2011 by giriyaad
Rate This

Halkan Ka Dhageyso Jawaabti Awdal State Ka Bixisay Hadaladii Ka soo Yeedhay Maamul Gobaleedka Somaliland Qaybtii 2

undefined

Halkan Ka Dhageyso Jawaabti Awdal State ee Col Hassan Hussien Riiraash Ka Bixisay Hadaladii Ka soo Yeedhay Maamul Gobaleedka Somaliland Qaybtii 2

Halkan Ka dhageyso Qaybtii Hore hadii aanad hore u dhageysan

Number of View :499

Short URL: h

lasoco laba wajiilaha maanta

Posted on May 5, 2011 by giriyaad

halkan kalasoco wararka aw kaagasoo gudbiyo dalkaaga hooyo wargayska cusub ee giriyaad news oo kaaga soo warama shanta qaaradood ee dunina

Posted on May 5, 2011 by giriyaad
Rate This

Xoghayaha Dawladda Hoose Ee Boorama Oo Ka Hadlay Dhibaatooyinka Haysta Waxqabadkooda Iyo Rajada Ay Qabaan

Posted in May 4th, 2011
by lug in News

Waxaan dhaxalnay deyn gaadhaya 500 oo milyan  oo SL/SH ah, waxna waan qabannay “.
Continue reading this post…

Comments Off

Xubin Ka Tirsan Salaadiinta G/Awdal Oo Xukuumadda Ugu Baaqay Inay Wax Ka Bedesho Nidaamka Hogaamiye Dhaqameed -yada Dalka, Kalana Saarto Kuwa Dhabta Ah Iyo Kuwa Sheeganaya

Posted in May 4th, 2011
by lug in News

suldaan-cabdi-muuse-geele.jpgBoorama-(Lug)-Xubin ka tirsan saalddinta G/Awdal  ayaa xukuumaddda sare ugu baaqay inay wax ka bedesho  sida ay  u shaqeeyaan hogaamiye dhaqameedyada tirada badatay,
Continue reading this post…

Comments Off

Hay’adda Qaranka Ee SOLNAC Oo Xafiiskii Ugu Horreeyey Ka Furtay Boorama, Dibna Ugu Yeedhay Guddiga Hay’adda Ee Gobolka Awdal

Posted in May 4th, 2011
by lug in News

Boorama-(Lug)- Hay’adda  qaranka u qaabilsan ka hortegga  cudurka AIDS-ka loona yaqaan  SOLNAC  ayaa markii ugu horreysay  xafiis  ururkaasi ku yeesho  gobolka Awdal Boorama ka furtay, Continue reading this post…

Comments Off

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Waramay Natiijada Socdaalkiisii Dalalka Khaliijka

Posted in May 3rd, 2011
by lug in News

siilaanyo1.jpgHargeysa-(Lug)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa sheegay in dawlad Kuwait ay Somaliland ka caawin doonto mashaariic kala duwan
Continue reading this post…

Comments Off

Muuqaalo: M/waynaha S/land Md.Siilaanyo Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

Posted in May 3rd, 2011
by lug in News
Comments Off

“Awdal state” Oo La Isku Haysto Iyo Dawlad Kale Oo Awdal-Land La Yidhaah Oo Lagu Dhawaaqayo

Posted in May 3rd, 2011
by lug in News

awdal-land.jpgLondon (lug) -Shabakadda my Somali Land ayaa sheegtay in uu khilaaf xooggani soo kala dhex galay dhallinyartii qurbe joogga ahayd ee ku hawllanayd xafladaha loogu ololaynayo waxa lagu magcaabay AwdalstateContinue reading this post…

Comments Off

Maxay Bisha Cas Ku Soo Aragtay Degaan -adii Ay Shidaalka Ceelasha Ka Qaybisay Ee Boon, Kalawle Iyo Laanta Morohda

Posted in May 2nd, 2011
by lug in News
Comments Off

Milicso Muuqaalada Biyo La’aanta Xeebaha G/Awdal

Posted in May 2nd, 2011
by lug in News
Comments Off

No Comment! Xaalada Ceelasha Biyaha La’ Ee Degaanada Xeebaha G/Awdal

Posted in May 2nd, 2011
by lug in News
Comments Off

Maxaad Kala Socotaa Nanaysaha Soo Shaac Baxay Ee Siyaasiyiinta Somaliland

Posted in May 2nd, 2011
by lug in News

 Boorama-(Lug)-Maalinba maalinta ka dambaysa saaxada siyaasadeed ee Somaliland waxa ku soo kordhaya magac cusub oo halhays ah oo ay dadwayne badan ku naanaysaan siyaasiyiinta Somaliland, Continue reading this post…

Comments Off

Siyaasi Axmed M. Seed: Saami Qaybsigii 93-kii Xal Ayuu Ahaa Ee Maanta 2011 Dib Ha Loo Saxo

Posted in May 2nd, 2011
by lug in News
Comments Off

Haweenka Reer Muqdisho Ee Ku Nool Boorama Oo Markii Ugu Horreysay Ololaha Nadaafadda Qaran Kala Qaybqaatay Ururka Haweenka Qaranka Ee G/Awdal Iyo Dadweynahaba

Posted in May 2nd, 2011
by lug in News

Boorama-(Lug)- Tobannaan ka tirsan haweenka  reer Muqdisho, kuna nool magaalada Boorama ayaa markii ugu horreysay shalay  ololaha nadaafadda heer qaran kala qayb qaatay ururka haweenka qaranka Now  ee G/Awdal iyo guud ahaan qaybaha dadweynaha ku nool magaalada . Continue reading this post…

Comments Off

Madaxweyne Sheekh Shariif Oo Sagootiyay Taliyaha Ciidamada Uganda Ee Ku Sugan Dalka Soomaaliya

Posted in May 2nd, 2011
by lug in News

images.jpgMuqdisho -(Lug) – Munaasbad ballaaran oo lagu sagootinayo taliyihii hore ee ciidamada Uganda ee qaybta ka ah AMISOM laguna soo dhaweynayo taliye cusub oo loo soo magacaabay ayaa maanta lagu qabtay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya. Continue reading this post…

Comments Off

Midowga Europe Oo Ku Hanjabay Inuu Dhaqaalaha Ka Goosan Doono Amisom Xilli Puntland Iyo Somaliland Loo Kordhinayo (Warbixin)

Posted in May 2nd, 2011
by lug in News

eu1-300x191.jpgBrussels (Lug) Midowga Europe ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday in dhaqaalaha ay ku taageeraan ciidanka Amisom iyo DKMG Soomaaliya ay ka goosan doonaan haddii madaxda DKMG ay kuraasta isku sii dhejiyaan marka la gaaro bisha August. Continue reading this post…

Comments Off

WAR DEG DEG: Mareykanka Oo Shaaciyey In Usama Bin Laden La Dilay

Posted in May 2nd, 2011
by lug in News

laden.jpgWASHINGTON (Lug) madaxweynaha imika talada haya ee dalka maraykanka barack obama  ayaa shaaca ka qaaday  in la dilay usama binladen oo ah nin ay si wayn u baadi goobayeen dowladaha reer galbeedku in muddo ah . Continue reading this post…

Comments Off

Milicso Muuqaalada Gudaha Dugsiga Boodhinka Ee GAB

Posted in May 1st, 2011
by lug in News
Comments Off

Shirkada Telesom Ee Boorama Kaga Dayo Waxqabadka Bulshada

Posted in May 1st, 2011
by lug in News
Comments Off

Diirada Lughaya News: Siilaanyo, Saylici Ma Meel Aanay Shaqo Jirin Ayaad Shaqaale Fasaxdeen

Posted in May 1st, 2011
by lug in News
Comments Off

Daawo Barnaamijka Furitaanka Xafiiska IQRA ee Boorama Oo Dhamaystiran

Posted in May 1st, 2011
by lug in News
Comments Off

Gud. Waxbarashada Gobolka Oo Ururka IQRA Xafiis Cusub Uga Furay Boorama

Posted in May 1st, 2011
by lug in News
Comments Off

Ururka IQRA Oo Xafiis Cusub Ka Furtay Magaalada Borama

Posted in May 1st, 2011
by lug in News
Comments Off

Masuuliyiiinta Ururka IQRA Oo Kormeer Ku Soo Maray Dugsiyada Uu Maamulo Ururku Ee Ku Yaal G/Awdal Iyo Salel

Posted in May 1st, 2011
by lug in News
Comments Off

M/wayne Ku xigeenka S/land Ahna Kusimaha Madaxwaynaha Md.Saylici Oo ugu Hambalyeeyey Dhamaan Shaqaalaha Dowliga Ah Iyo Kuwa Aan Dowliga Ahayn Maalinta Shaqaalaha Adduunka Ee 01 May

Posted in April 30th, 2011
by lug in News

saylici.jpgMadaxwayne ku xigeenka JSL ahna ku simaha Madaxweynaha JSL Mudane, C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) waxa uu Hambalyo u Dirayaa Dhammaan Shaqaalaha Dawlada iyo Kuwa aan Dawliga ahaynbaContinue reading this post…

Comments Off

M/wayne Siilaanyo Iyo Waftigii Uu Hogaam -inayay Oo La Kulmay Jaaliydda Reer S/land Ee Dalka Kuwait + Sawiro

Posted in April 30th, 2011
by lug in News

img_0006.JPGMadaxweynaha JSL Mudane, Ahmed Mohamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa jaaliyadda Reer Somaliland ee dalka Kuwayt uga mahad-naqay soo dhaweynta iyo billad ay gudoonsiyeen ka dib markii habeenkii xalay 29/04/2011
Continue reading this post…

Comments Off

Boorama Oo Maanta Ololaha Nadaafada Qaranka Si Wayn Looga Hir Galiyay

Posted in April 30th, 2011
by lug in News
Categories: Uncategorized | Tags:

Post navigation

Comments are closed.

Blog at WordPress.com.

%d bloggers like this: