ada sacuudiga oo haweenka u fasaxday inay wadan karaan baabuurta halka aan markii hore oo ogolayn inay dumarku kaxaysan karaan baabuur

Posted on May 22, 2011 by giriyaad
Rate This
Manage Blog Subscriptions →

bikeal on World News on VideoLikeReblog

Saudi woman campaigns for right to drive

And a Saudi woman is held after mounting an internet campaign to get more females driving

A woman has been detained in Saudi Arabia for defying the ban on driving.

The kingdom is the only country in the world where women are discouraged from getting behind the wheel.
http://widgets.vodpod.com/w/video_embed/Groupvideo.9352390

xerta dareenku siday u aragtaa 18 may maalinta xuska somaliland malaga xusayay magaaladan northampton mise warba looma hayo jawaabtu waa warba looma hayo ee mirqaankaa lagaga sheekeeyay sida soomaliland ay u xustay 18 balse mijilisyadu waxay qaali gareeyeen jaadka ay iibinayaan si ay dadka xuska somaliland daawan lahaa ayna u daawan xuska oo ay uga sheekeeyaan guud ahaan somaliya meelaha fadhikudirirku isugu yimiday ayaana aadba looga hadal hayn xuska 18 may balse dhinacakale jahliyadaha ka soo jeeda mamulka somaliland ayaa intadagan magaalada london ay muujiyeen muduharaad ay kurabaan inay aqoonsato dawlada engiriisku taasoo ay ku hor mudaharaadayeen guriga loo ga taliyo dalkan biritan ee baarlamaanka ingiriiska hasa yeeshee wax jawaaba kamay helin madaxda igiriiska

Posted on May 18, 2011 by giriyaad
Rate This

Posted on May 18, 2011 by giriyaad
Rate This

Sidee Looga Xusay Munaasibada 18 MAY Magaalooyinka Saylac Iyo Lowyacado

Posted in May 18th, 2011
by giriyaadnews

saylac.jpgSaylac-(Lug)-Munaasabado is bar bar socday ayaa waxa ay ka wada dhacay magaalooyinka Saylac iyo Lowyacado kuwaasi oo lagu xusay 18 MAY, munaasibadii balaadhnayd ee ka dhacday magaalada Saylac ayaa waxa ka qayb galay badhasaabka G/Salal, Maayarka magaalada Saylac iyo Taliyaha qaybta ee G/Salal, waxana ciidamada qalabka sida, kuwa nabadgalyada, asluubta, ciidanka Bada, dadwaynaha oo iskugu soo baxay goob barxad ah ay u sheegeen masuuliyiintaasi in munaasibada lagu xusayo 20 guuradii ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii xornimada Somaliland, waxana halkaasi ay ku muujiyeen guud ahaan dadka reer Saylac in ay ka go’an garab istaaga gooni isku taaga Somaliland.

lawyacado-7.jpg

Sidoo kale munaasibad tani la mid ah ayaa waxa ay ka dhacday magaalada Lowyacado waxana dadka reer Lowyacado kala qayb galay Badhasaab ku xigeenka G/Salal, Maayar ku xigeenka degmada Saylac iyo Taliye xigeenka ciidanka Booliiska waxana sidoo kale boqolaal dadwayne ah oo isku soo baxay beerta xoriyada ee magaalada Lowyacado oo ay masuuliyiintaasi ay weheliyaan ay muujiyeen in la gaadhay wakhtigii uu caalamku aqoonsan lahaa jamhuuriyadda Somaliland.

griyaadnews

Categories: Uncategorized | Tags:

Post navigation

Comments are closed.

Blog at WordPress.com.

%d bloggers like this: