Rate This


http://cache.reverbnation.com/widgets/swf/40/pro_widget.swf?id=artist_912743&posted_by=artist_912743&skin_id=PWAS1002&border_color=6FB56C

giriyaad.news 

Jibriil Yoonisow Nebi-Doofaar Aragnay Oo Nebi-Dameer Aragnay Nebi-Daayeer Se Ku Sugi Mayno Haddaan Samaroon Nahay Dagaal Baanan Ka Xignaa

Posted by Admin on December 30, 2010

undefinedTaariikhdu waa dhaxal waara waana shay qaaliya oo la jaanqaada bulsho walba waayaheega – xumaanteeda iyo wanaageega labadaba. Haddaba inta la ogsoonyahay samaroonka  waxa ku dhacday karaama darro, sharafdhac iyo liitinimo burburkii somaliya intii ka danbeysay, taaso ay ku keeneen kuwii ubadkooga ahaa ee ay dhaleen, waxanay marka hore islahaayeen  iyagaa waxwalba idiin qaban magaca samaroonna kor u soo qaadi doona.  Hasa yeeshee noloshu macno iyo milgo toona malaha hadii cisiga is sharafka ilmahaagu kaa qado, cadaawahana kaaga darraado. waxana soo maray samaroonka ilaa mudadii somaliweyne ay burburtay:Re


 May 14, 2011  giriyaad   Leave a comment Edit this

Categories: Uncategorized

Sidan Ka Soo Xiganay Ila Xogogaal Ah Oo U Dhuun Daloola Gooni Isu Taaga Awdal State Ayaa Noo Sheegay In Jahliyadaha Reer Awdal State Ee Ku Nool Dalka Masar Ay Xaflad Ay Ku Maamuusayaan Gooni Isu Taaga Awdal State Ay Ku Dhigi Doonaan Dalkamasar Gaar Ahaan Magaalada Qaahira Huteelka Wayn Ee Ku Yaala Magaalada Qaahira Ee Layidhaaho Amoun Hottel

sidan ka soo xiganay ila xogogaal ah oo u dhuun daloola gooni isu taaga awdal state ayaa  noo sheegay in jahliyadaha reer awdal state ee ku nool  dalka masar ay xaflad ay ku maamuusayaan gooni isu taaga awdal state ay ku dhigi doonaan dalkamasar gaar ahaan magaalada qaahira huteelka wayn ee ku yaala magaalada qaahira ee layidhaaho amoun hottel hadaba hamooganina oo hakamaqnaanina dhamaanba reer awdal state ayay fariintaasi u socotaa guud ahaana soomaali wayn ayay usocotaa

OGAYSIIS ,,OGAYSIIS,,DHAMAN BULSHA WEYNTA SOMALIYEED BULSHADA AWDAL STATE ,WAXAAN HALKAN UGA SHEEGAYNAA INAN KU   QABAN DOONO XAFLAD GOONIS ISU TAGA AWDAL STATE EE SOMALIA, DALKA MASAR XARUNTIISA MAGALADA QAAHIRA,, IYADA OO WALIBA LAGU QABAN DOONO HOTEELKA WEYN EE (AMOUN HOTEL),, MALINTA JIMCAHA BISHUNA TAHAY (20 MAY 2011)
 May 12, 2011  giriyaad   Leave a comment Edit this

Categories: Uncategorized

Inaa Nilaah Wa Inaa Ilahi Raajacuun Ilaahay Janadii Haka Waraabiyo Dadkii Ay Ka Baxeena Samir Iyo Iimaan Haka Siiyo Gaar Ahaan Dadkii Aykabexeen Iyo Guud Ahaanba Beesha Samaroon

 May 8, 2011  giriyaad   Leave a comment Edit this

Categories: Uncategorized

Xuska Maalinta Ciidamada Xooga Dalka Ee Awdal State Kadaawo Wargayska Giriyaadgiriyaad

Xuska maalinta ciidanka xoogga dalka

 May 8, 2011  giriyaad   Leave a comment Edit this

Categories: Uncategorized

HOME

 May 7, 2011  giriyaad   Leave a comment Edit this

Categories: Uncategorized

Hello World!

Welcome to WordPress.com. After you read this, you should delete and write your own post, with a new title above. Or hit Add New on the left (of the admin dashboard) to start a fresh post.

Here are some suggestions for your first post.

  1. You can find new ideas for what to blog about by reading the Daily Post.
  2. Add PressThis to your browser. It creates a new blog post for you about any interesting  page you read on the web.
  3. Make some changes to this page, and then hit preview on the right. You can alway preview any post or edit you before you share it to the world.
 May 7, 2011  giriyaad   1 Comment Edit this

Categories: Uncategorized
  • Http://Bakipress.Files.Wordpress.Com/2011/04/Samatar-3.Jpg?W=546&H=239&H=239

  • Authors

  • Http://Bakipress.Files.Wordpress.Com/2011/04/Samatar-3.Jpg?W=546&H=239&H=239

Categories: Uncategorized | Tags:

Post navigation

Comments are closed.

Create a free website or blog at WordPress.com.

%d bloggers like this: